Gaari ay la socdeen koox arday ah oo goor dhow lagu rasaaseeyey Muqdisho

Gaari ay la socdeen koox arday ah ayaa rasaas lagu furay magaalada Muqdisho, iyadoo uu dhaawac ka soo gaaray dhowr ka mid ah ardayda. Falkan ayaa ka dhacday bar koontarool ay leeyihiin ciidamada dolwadda ee ku sugan degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, waxaana rasaasta ku dhaawcmay saddex arday oo wada dashay, kuwaasoo dhiganayey dugsi sare. … Continue reading Gaari ay la socdeen koox arday ah oo goor dhow lagu rasaaseeyey Muqdisho